Shir Dhaqameed Magaalada Burco Uga Socday Madax-dhaqameed katirsan Beelaha Galbeedka iyo Waqooyiga Burco Oo Lasoo Gabagabeeyey Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay Shirkaasi

Dec.Shir dhaqameed magaalada Burco uga socda madax-dhaqameedka beelaha galbeedka iyo waqooyiga magaalada Burco ayaa maanta si rasmi ah ugu soo gabagaboobay magaalada Burco.

Waxaana shirkaasi kasoo baxay qodobo dhawr ah oo ay isla afgarteen madax-dhaqameedkani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Log1