Daawo khudbadii Jamaal Cali Xuseen oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN)Aqoonyahan Jamaac Cali Xuseen Oo Bulshada Gobolka Gabilley Ku Nooli Ay Si Aanay U Kala Hadhin Usoo Dhawaysay Maanta + Madal La Isku Arkay Oo Munaasibad Logu Qabtay Taageerayaashii Jamaal Ee Gabiley + Jamaal Cali Xuseen Oo Kabaha La Dulmaray Faysal Cali waraabe Iyo Cabdiraxmaan Ciro