WARARKA




DAAWO; Masuuliyiinta Shirkaddaha Telesom, Dahabashiil Iyo Madaxtooyadda Oo kulan Xasaasiya ka Yeeshay iyo Qodobada ka Soo Baxay kulanka Caawa.

Hargeisa(GNN):-Deg-Deg-Madaxtooyada ย ย Somaliland ย iyo Masuuliyiinta Shirkaddaha Telesom, & Dahabashiil Oo Kulan Xasaasiya kadib ku ย Dhawaaqdey Inay Muddo Kordhin U Sameysay Wakhtigii Loo qabtay Adeegyada ย Zaad Iyo Edahab.

MADAXTOYADA 2

MADAXTOYADA 1