Daawo:-Wasaarada Duulista Oo Ugu Digtey Shacabka Reer Somaliland In Ay Qaataan Nooc Ka Mid Ah Passport-ka Dalka Somaliya.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka wasaarada Duulista iyo hawda Somaliland

Muddane Farxaan Aadan Haybe ayaa waxaa uu shacabka reer Somaliland ugu digay in ay qataan isla markaana ay isku dayaan in ay dalka kaga dhoofan ama ay ku soo degaan Passport-ka dalka Somaliya gaar ahaan ku ay ku qoran tahay waxaa laga bixiyey oo lagu sameeyey gudaha Somaliland

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in Passport ka dalka Somaliya ee lagu bixiyey dalka Somaliya uu la mid yahay Passport- yada kale ee dalalka kale oo kaas isaga lagu soo gali karo Somaliland lagagana dhoofi karo

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan