Daawo:Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ku Dhawaaqey War Cusub Oo Ku Saabsan Sarifka Lacagta Doller-ka Gacanta Hore Iyo Gacanta Danbe.

Hargeisa(GNN):- Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim

Dhoobaale ayaa waxaa uu sheegay in baanka dhexe mar kale soo saarey go,aamo ku saabsan sarifka lacagta Doller-ka

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in $1 lagu sarifi doona gacanta hore 6800 (Lix Kun Iyo Sideed Boqol ) isla markaana gacanta danbe lagu sarifi doono 7000 (Todoba Kun ) .

 

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu digniin culus hawda u mariyey cid kasta oo ka dhego adeegta amaradaas isaga oo sheegay in waajibkeeda la marin doono