Daawo Xil Axmed Sangub Oo Kamid ah Golaha Degaanka Gabiley Ayaa Ka Hadlay Faai,doyinka Saldhiga Ciidan Ee Imaradku Ka Furan Doono Barbara Iyo Xaalada Abaarta Ee Dalka

Gabiley(GNN)Daawo Xildhibaan Axmed cali Maxamed Oo Ku Magac Dheer Sangub Islamarkaasina Kamid ah Golaha Degaanka Gabiley Ayaa Waraysi Lala Yeeshay Waxa Uu Kaga Hadlay Faaidoyinka Saldhiga Ciidan Ee Imaradku Ka Furanayo Barbara Sidokalena Waxa Uu Ka Waramay Sida Bulshsada Reer Gabiley Ay Uga Qayb Galeen Gurmadka Abaaraha Ee Ka Jira Dalka Iyo Taakulada ay U Fidiyeen Kuwa Kusoo Baro Kacay Gobolka Gabiley

Gabiley.net

Office Gabiley