Dareenka xadhiga Qaamuus uu u Gaystay Afhayeenka Madaxtooyada Oo Sida Ay Bulshadu Uga Xumaatay Ay isisoo Tarayso Gabiley

Waxaa in dhawaana lahadal hayaa magaalada gabiley xadhiga uu afhayeenka
madaxtooyada somaliland mudane xuseen deyr u geystay wariye qaamuus .
su.aalaha ugu badan ee la.iska waydiinayo arinkan ayaa ah in arin shaqsi
ahaan uu ugu tirsanayo u adeegsado awoodiisa xilku siiyey waxaa lagu xidhay
amar telefon oo uu diray oo loomarin si sharciya

waxa uu in labo wiig ka badan ku xidhan jeelka gabiley
wax dacwad ah oo xafiiska madaxtooyada ayuu u xidhanyahay mooyee lama samayn
waxaa iyadna xusuus badan in odayaasha dhaqanka ee magaalada gabiley oo arintaa waxka weydiiyey
afhayeenka ugu jawaabey wuu i caayay mana sii deynayo hadaba arintan oo dadku leeyihiin xarunta dalka loogatalinayaa ayaa hanaanka noocan ah u dhaqmaysa
ee sidee loo aamini karaa cadaalada qaranka
dawlada ayaa alga sugayaa inay jawaabka bixiso arintaas iyo xafiiska madaxtooyada inay qanciso
dadkaa