Deg-Deg-Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Ka Degmada Wajaale Oo Ka Hadlay Laba Askari Oo Ka Tisan Ciimada Dawlad Deegaanka Ethiopia Lyu Police Oo Dhaawac Loo Gaystay.

Wajaale(GNN):-Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Gabiley Taliyaha Qaybta Gobolka Iyo Gudoomiyaha Degmada Wajaale Ayaa Ka hadlay Laba Askari Oo ka Tirsan Ciimada lyu Policeka Ethiopia Oo Kasoo Talaabay Xuduuda Somalilad, Kadibna Ciidmada Somaliland Ay Dhaawac u Gaysteen Mid Kamid labadii Askari halka midkii kalena la qabtay.

Maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka gabiley oo ka waramay arrintani sida ay u dhacday ayaa ka waramay sid ay u xaliyeen iyo dhaawaca askarigan iyo kii maxbuuska ahaa oo lagu wareejiyey Dawlada Ethiopia. Lasoco Warkan Oo Muuqaal Ah
IMG_6734

IMG_6735

IMG_6736

IMG_6738

IMG_6739

IMG_6740

IMG_6741

IMG_6738

Halkan Kala Soco Muuqaalka Warkan Waxyar Kadib.

Wajaale Office

Axmed Almis.