Garyaqaan Intisar Cali Fidhin Oo Tallo U Soo Jeedisay Dadka Green Card-ka Haysta ee ku nool dalka Mareykana.

Sharciga Maraykanka ee loo yaqaano green card dadka haysta ee loo ogolaanaya in ay weligood ku noolaadaan kana shaqeystaan dalkaasi, Qareennada ayaa ku mashquulsan inaan dadkaas laga horjoogsan markay ku soo laabtaan Maraykanka , waa haddii ay dibedda uga maqan yihiine.

Waxaana ay Garyaqaan Intisar Ali Fidhin dadka somalida ah ee dalka kusoo laabanaya Green-card-kana haysta inay talooyinkan hoose raacaan.:–

Green card holders
1-Waxaad leedahay xuquuq, waa muhiim inaad arimahan sameeyso hadii immigration officer ku weydiiyi inuu kaa qaado Green card kaaga, fadlan ha saxeexin form I-407 waxkasta ooy ku yidhhdaan.
2-Haka baqin xaqaaga weydii inaad immigration judge dhegeysto kiis kaaga.
3-waxaad xaq u leedahay in aad lawyer qabsatid, u sheeg officer ka inaad lawyer u baahantahy….cid aan lawyer kaaga ahayn hakala hadlin arintaada.IMG_3859