Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Go’aamo Adag Kasoo Saartay Isticmaalka Baasaboorka Somaliya Ee Gudaha Somaliland Lagu Sameeyo Digniina U Dirtay Shirkadaha Diyaaradaha

Hargeysa(GNN)January.29,2017-Wasiirka wasaaradda Duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe iyo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo maanta shir jaraa;id ku qabtay magaalada Hargeys ayaa mar kale go’aamo adag kasoo saaray isticmaalka baasaboorka Somaliya ee lagu dhex sameeyo gudaha Somaliland.

Waxaana ay awaamiiro iyo diginin u direen shirkadaha diyaaradaha ee ka hawl gala gudaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Log11