Daawo Mudaharaad Lagaga soo Horjeedo Askari Ka Tirsan Boliska S/land Oo Dhawaan Ay Ciidamada liyuu Polisku Ka Qafaashen Allaybaday

Gabiley(GNN) Mudaharaad Salmiya Oo Ka Dhacay Dagmada Allaybaday Ayaa Waxay Dadwaynuhu Kaga Hadlayeen Askari Ka Tirsan Ciidanka Boliska S/land Oo Dhawaan Ay Ciidamada liyuu Polisku Ka Qafaashen Dagmada Allaybaday Ee Xuduudka Ethopiya Iyo Somaliland