DAAWO:Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydhe Oo Si Wayn Magaalada Laascaanood Loogu Soo Dhaweeyay

Halkan Ka Daawo Ka Daawo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magaalada Laascaanood Ku Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Somaliland oo ka mid ahaa xubnaha Guddidii wada hadalada Khaatumo iyo Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh .

Image may contain: 1 person, standing, sky and outdoor

Murashax Faysal Cali Waraabe ayaa halkaasika jeediyay weedho soo dhaween ah, waxaanu sheegay in aanay ka daali doonin sidii ay uga shaqeen lahaayeen Midnimada Reer Somaliland .

Image may contain: one or more people and people standing
Prof Cali Khaliif oo halkaasi ka hadlay ayaa ka mahad-naqay Soo dhaweenta lagu qaabilay, waxaanu cod-dheer ku sheegay In uu ka shaqeen doono Danta umadda ku dhaqan Deegaannada Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn .
Image may contain: 2 people, people standing, hat, beard and outdoor
Hogaamiyaha ayaa soo dhaween aad u balaadhan la kulmay, kuwaas oo kor u lulayay calanka Somaliland .
Image may contain: 3 peopleImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 7 people, people standing and sunglassesImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, sunglasses and beardImage may contain: 1 person, standing, beard and outdoorImage may contain: 1 person, standing, beard and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people

Gabiley.Net