Guddoomiye Faysal Oo Hadda Gaadhay Magaalada London Ee Carriga UK iyo Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo Si Wayn U Soo Dhawewey

Guddoomiyaha Ahna Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Hadda Soo Gaadhay Magaalada London Ee Carriga UK Oo Masuuliyiinta Xisbiga UCID Si Wayn U Soo Dhaweween.

IMG_5969
Masuuliyiin ka Tirsan xisbiga Kulmiye oo soo dhaweynta Gudoomiye Faysal ka mid ahaa dadkii madarka kusoo dhaweeyey,masuuliyiinta Iyo tageerayaasha xisbiga UCID ayaa si weyn usoo dhaweyaa had Iyo jeer,Kama muuqanin astaanta xisbiga Ucid sida calanka u gaarka ah.