Oslo(GNN)-Xoghayaha arrimaha dibada xisbiga WADDANI Dr Maxamed Cismaan Fadal oo socdaal ku marayey qaar kamida wadamada Yurubta khudbad uu ka jeediyey magaalada Oslo ee dalka Norway.
Daawo:Nuxurka Hadal uu Magaalada Oslo Ka Jeediyey Xoghayaha Arrimaha Dibada Xisbiga WADDANI
