Daawo Cuqaasha Salaadiinta Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Ansaareed Ee Madigaan Oo Taageero U Muujiyay Muuse Biixi Cabdi

Gabiley (GNN)Cuqaasha Salaadiinta Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Ansaareed Ee Madigaan Oo Shirjaraaid Oo Ay Ku Qabteen Hotel Bookh Ee Magaalada Gabiley Waxay Si Cad U Cadeeyeen Islamarkaasina ay Taageero Mug Iyo Miisan Leh U Muujiyeen Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Sidokalena Waxay Beeniyeen Warar Lagu Qoray Warbaahinta

Gabiley.net

Office Gabiley