Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay sababaha dhaliyey in uu kor u kaco qiimaha la siiyo Kalluunku,sidoo kalena waxa uu ka hadlay Maraakiib sifo sharci darro ah uga kalluumaysta xeebaha dalka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka