DAAWO Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Xubno Beer Iyo Kalyo Ah Oo Shalay Ay Bulshada Caasimada Hargeysa Gacanta Ku Dhigeen Iyo Kiisas Gacantooda Soo Galay Oo la Taxaluqda Dad La Sirxay

Taliska booliska Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay xubno Beer iyo Kalyo ah oo ay shalay gacanta ku dhigeen bulshada Caasimada Hargeysa isla markaana bulshadu ay bulshadu isku maandhaafeen waxay yihiin.

Sidoo kalena taliyaha ciidanka Booliska Somaliland ayaa ka hadlay kiisas gacantooda soo galay oo la taxaluqa dad lagu sirxay qaar kamid ah magaalooyinka dalka,waxaana uu sheegay in kiisaskaasi loo xidhay dad kala duwan.

 

Log1