DAAWO Wasiirka Kaluumeysiga Oo Ka Hadley Sababta Kaluunku U Qaaliyoobey iyo Maraakiibta Badeena Ka Kaluumeysta.

Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay sababaha dhaliyey in uu kor u kaco qiimaha la siiyo Kalluunku,sidoo kalena waxa uu ka hadlay Maraakiib sifo sharci darro ah uga kalluumaysta xeebaha dalka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Log11