Dag dag ah:-Xisbiga Waddani Ayaa Xilalkii iyo Xubinmadii Ka Qaaday Saraakiil Ka Tirsanayd Xisbigaasi

Hargeysa(GNN):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xilalkii iyo xubinimaddii ay ka hayeen Xisbigaasi ka xayuubiyey qaar ka mid ah saraakiil ka tirsanayd oo hore looggu shaaciyey waraaqo digniino ah oo lagu baahiyey warbaahinta Somaliland