Deg Deg :- Dabley Hubeysan Oo Weeraar Ku Qaadey Guriga Mid Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Xukuumada Siilanyo , Wasiirka Uu Yahay Iyo Xiliga Uu Weerarku Dhacay.

Dabley Hubeysan isla markaana aan la aqoonsan cid ay yahiin ayaa waxaa ay

habeenkii xalay aheyd abaaro 2 habeenimo ay weerar ku qaaden guriga wasiirka wasarada Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamuud Sheekh Cabdilaahi

Image result for Wasiirka Boosaha Somaliland

 

Dableydii weerarka soo qaadey ayaa waxaa ay rasaas la dhaceen albaabada iyo gidaarada aqalkaasi waxaana iska caabin kala hor yimid ilaalada wasiirka , wax khasaare ahina kamuu dhalan

 

Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo arintani ka hadley waxaa uu sheegay in baadhis la wado isla markaana dad arintaasi loo tuhmey la hayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan