Deg-Deg-Silsiladii Miinlayda Ee Uu Bilaabay Abwaan Weedhsame Oo Abwaano Badani Kasoo Jawaabeen, iyo Laba Maanso La Magac Baxay “Mudaacalay” iyo Maxkmadda.

Abwaan Daaha Cabdi Gaas oo kamida Abwanada reer somaliland ee ku dhaqan dalka qadar ayaa soo saaray maanso la magacbaxay “Mudaacade” oo uu kaga jawaabayo Maansooyinkii ay Tiriyeen Abwaan Xasan Daahir Weedhsame MUDDUCI  iyo Abwaan Cabdlaahi Xasan Ganey MARAG kuwaasi oo iyagu shacabka usoo bandhigayyeen  sida xiligan ay  tahay xaalada dalka somaliland

Balse Abwaan Daaha ayaa isagu xukuumada iyo xildhibaanada ka difaacay Eedihii ay usoo jeediyeen labada Abwaan waxaanay ahayd

Dhanka Kale Isaguna Waxaa Maansada “Mudaacalay” Uga Soo Jawaabay Abwaan Sakariye Awaare Oo Kusoo Galay Isaguna Maanso Uu Ugu Magac Daray “Maxkamadda”

Halkan Ka Dhegayso Maansada Maxkmad Iyo Abwaan Sakariye.