Budhcad Badeed Somali Ah Oo Afduubey Markab , Dalka Laga Leeyahay Iyo Goobta Lagu Afduubey.

Berbera(GNN):-:- Burcad badeedda Soomaali ah aya ala sheegay in ay afduubeen amarkab

laga leeyahay dalka Iran .Warkan ayaa waxaa baahiyey telefishanka Dalka Iran Ee Press Tv waxaana uu sheegay in markabka la afduubey uu maraayey xeebaha maamulka Puntland

 

Mid ka mid ah saraakiisha Puntland oo telefishankaasi la Hadley ayaa waxaa uuu sheegay in markabka la afduubtay uusan haysan shati uu badda uga kalluumaysto

Si kasta ha ahatee ilaa hada lama hayo faah faahin dheeraad ah oo la xidhiidhta tirade shaqaalaha markabkan saran