Daawo-Faysal Cali Waraabe Oo Madaxda Dawlada Somaliya Ku Tilmaamay Caruur Dawlad Loo Dhiibay.

Burco(GNN):-Gudoomiyaha Faysal Cali Waraabe oo maanta gaadhay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaa uu mar kale eedmo u jeediyey madaxda dawlada Somaliya .Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ku tilmaamay madaxda dawlada Somaliya caruur dawlad loo dhiibay isla markaana waxaa uu xusay in aanay waxba ka qaadi Karin dawlada Somaliland