Daawo-Sheekh Weyn Oo Ka Tirsanaaa Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani Oo Shaaciyey Inuu Ka Baxay.

Hargeisa(GNN):-Sheekh maxamed Cali Geedi Oo Hore Uga Tirsanaa Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani Ayaa Maanta Si Rasmiya u Shaaciyey Inuu Ka Baxay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.

Halkan ka Daawo Faahfaahinta Warkaasi.