Daawo Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Soo Bandhigay Waraysigii Ugu Adkaa Ee Uu Qaado Iyo Kii Isaga Laga Qaaday

Wariye Cabdisalaan Hereri oo kamid ah rugcadaayada Saxaafada Somalida ayaa ka waramay waraysigii ugu adkaa ee uu qaado tan iyo intii uu saxaafadda ku jiray iyo kii isaga laga qaaday.