Cuqaasha, Waxgaradka, Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Gobolada Saaxil Iyo Maroodi Jeex Oo Hanbalyeeyay Agaasimaha Guud Ee Cusub Ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ahmed Abokor Mahamed

Cuqaasha, Waxgaradka, Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Gobolada Saaxil Iyo Maroodi Jeex Oo Hanbalyeeyay Agaasimaha Guud Ee Cusub Ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ahmed Abokor Mahamed

 

Dhamaan Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Gobolada Saaxil Iyo Maroodi-jeex Waxa Ay Hanbalyo Iyo Bogaadin Udirayaan Agaasimaha guud Ee Cusub Ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ahmed Abokor Mahamed Kaasi Oo Hore U ahaan Jiray agaasimaha Guud ee wasaarada warfaafinta Taasi Oo Uu Madaxweynaha somaliland Ugartay inuu Ahaado Maanta laga Bilaabo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Jamuuriyada Somaliland .
Hadaba Ahmed Oo Ah Nin Dhalinyaro Ah oo Aqoonyahana waxaanu madaxweynaha kuugu hanbalyaynaynaa wasaaradaa aad u badashay Ahmed oo Ahayd Wasaarad ku Haboonayd Isla Markaana Aqoonteedii Leeyahay Hanbalyo Madaxweyne
Waxaana hanbalyadan diraya
1= Suldaan Mahamuud Ahmed Sheekh
2=Suldaan Mahamuud Xandule Indhacase
3=chief Caaqil Ahmed Caaqil yare
4=Xaaji Muuse Xirsi Abubokor
iyo cuqaal iyo Waxgarad aad u Tiro Badan