DAAWO: Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay Wajigii Afaraad Ee Wada Hadalka Hargeysa Uga Furmay Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.

Wada hadalkan ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhawr ah oo ay kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo,kuwaas oo ay kaal saxeexdeen gudiyadii labada dhinac u matalayey dawlada Somaliland iyo Kooxda kHaatumo.

nuqul kamid ah qodobada kasoo baxay wada hadalkan oo shabakada wararka Ramaasnews soo gaadhay ayaa waxay uu u dhignaa sida tan.

Halkan hoose ka aqriso nuxurka qodobada kasoo baxa wada hadalkaasi iyo muuqaalka warkaasi

1