DAAWO: “Dagaalka Ka Ilbaxa Reer Ceel-Afweynow, Xagga Wanaaga U Baydha, Ergeda Yeela, Wiixii Dhintay Ka Samra Waxaa Hadhayna U Taliya”

Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Cabdi Waraabe kana mida xildhibaanada ugu dada weyn golaha Guurtida Somaliland ayaa ugu baaqay labada beelood ee walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Ceel-afweyn inay joojiyaan dirirta iyo dilka.