Safaarada Somaliland Ee Dalka Holland Oo Markii Ugu Horaysay Ku War-Gelisay Dadka U Safraaya Dalkii Hooyo Inay Lasoo Xidhiidhaan Safaarada Somaliland Hadii Ay La Kulmaan Caqabado

Iyada haatan la galay wakhtigii fasaxa dad badanina u safri doona wadankii hooyo, ayaa laguwargelinya Jaalliyada reer somaliland ee wadanka Holland, in cidii wax dhibaato
ah kala kulanta Air portka Amsterdamay si deg deg ah ula soo xidhiidhaan, Safaarada Somaliland ee dalka Holland. Telefoonka 0686994443. Sida ku cada warqda Taliska Ciidanka socdaalka
Jamhuuriyada Somaliland, waxaa fiisa laga qaadan doonaa gegada dayuurdaha ee Hargeysa ee Cigal International Air port.
Waxaa mar fara badan dhacday in dadka lagu xanibay air portka oo la yidhi fiiso ka soo qaata Safaarada somalida. Taasi oo aan reer somaliland khuseynin.halkaasina mudo dheer dumar iyo caruur lagu xanibay.
No automatic alt text available.
Alla mahad leh.
Maxamed Yuusuf Buux
Wakiilka Somaliland ee dalka Holland.