WARARKA




War Degdeg: Sucuudiga oo Somalidii deganayd ku soo rogay lacag xad-dhaaf ah

Taageeridii Somalia taageertay Qadar ayuu Sucuudigu ku soo rogay Somalidii joogtay ย 56,000 Riyaal inay Ardaydooda kaga bixiyaan Jaamacadaha, haddii kale xabsi ku mutaysan doonaan.