Daawo:- Hooyo Quraanka Ka Dhigata Goob Looxaan Wax Lagu Barto Iyo Nuxurka Fariin Ay Bulshada Reer Somaliland Hawada U Marisay

) Hooyo 59-sano jira degana xaafada Istaad House-ka ee magaalada Hargeysa, ayaa goob aan gurigeeda ka fogeyn waxaa ay ka dhigataa quranka.
Goobtaasi iyada iyo ardayda kale ee wax ka barata waxaa wax lagu baraa oo wax loogu dhigaa looxa, iyada oo waa hore ay dadka iyo bulshadaba ugu danbeysay goob loox wax lagu dhigto

Halkan Ka Daawo

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992