Daawo-Masuuliyiinta Dekeda Berbera Oo Hadda Ka Hadlay In Shaqadii Dekedu Cakiran Tahay Iyo Cabashooyinka Ganacsatada.

Berbera(GNN):-Waxaa Hadda Waraysi Lala Yeeshay Ku Xigeenka Maareeyaha Dekeda Barbera Uu Si Rasmiya U Xaqiijiyey In Isbedel Weyn oo Caqabad Ku Noqday Shaqadii Dekeda Berbera Uu Jiro Islamarkaana ay ku jiraan xalintiisa, waxaa kale oo uu xaqiijiyey maraakiib dib u laabtay o siday xamuul kadib markii la joojiyey in wax laga dajiyo.