Daawo-Eng Faysal Cali Waraabe Oo Markii ugu horeysay ka Hadlay Safarkii uu Ku Tagay Magaalada Widhwidh,Xukuumada Somaliland Ku Dhaliilay inay Ka Gaabisay Wada-hadalkii Khaatumo.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay safarkii uu ku tagay gobolada Bariga Somaliland,wada hadaladii u socday dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo,waxaaana uu eedaymo usoo jeediyey xukuumadda Somaliland iyo xisbiga WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka