Daawo:- Xildhibaan Golaha Wakiilada Ah Oo Sheegay In Ay Iska Casileen Xubinimaddii Xisbiga Kulmiye Iyo Wax Ka Biyo Diideen

 Xildhibaan Mahdi Cabdilaahi iyo Xasan oofane, ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland lagana soo doortay Gobolka Awdal ayaa sheegay in guud ahaanba iska casileen xisbiga kulmiye waxaanay ku sababeen in ay ka biyo diideen siddii uu kulmiye ka yeelay Golaha Wakiiladda Doorashadii dhawayd waa sida ay yidhaahdeene…

Halkan Ka Daawo:-

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992