Dag Dag Daawo:- Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegay In Uu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye Ku Biirayo Waddani…

Hargeisa(GNN):-Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland ee Dowladdii Marxuun Cigaal Axmed Jaambiir Suldaan ayaa sheegay in uu iska casilay xisbiga kulmiye kana mid yahay siyaasiyiin ay isku deegaan yihiin Guddoomiyaha Kulmiye oo ku biiraya xisbiga Waddani Todobaadkan

Halkan ka Daawo:-