Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Ehelkii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Axmed Xuseen Gooni.

Aabo Cismaan Aw Xassan Almis iyo

Hooyo Xaliimo Daauud Cumar

Cabdi Cismaan Aw Xassan Almis iyo Xaaskiisa

Mawliid Cismaan Aw Xassan Almis

Maxamed Cismaan Aw Xassan Almis(Cigaal) iyo Xaasaskiisa

Axmed Cismaan Aw Xassan Almis iyo Xaaskiisa

Ayaanle Cismaaan Aw Xassan Almis

Hodan Cismaan Aw Xassaan Almis

Hibo Cismaan Aw Xasan Almis

Faadumo Cismaan Aw Xassan Almis

Khadar Cismaan Aw Xassan almis

Xuseen Cismaan Aw Xassan Almis

Nasteexo Cismaan Aw Xassan Almis

Dhammaan Ilma Cismaan Aw Xassan Almis Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ehelka Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Alle ha u Naxariistee Marxuum  Axmed Xuseen Gooni Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa  Laguna Aasay Maalintii Shalay Waxay Marxuumka  Magaalada Hargeisa,

Waxaanay Marxuumka Ilahay uga Baryayaan Inuu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo Ehelkii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxayna Samir iyo Iimaan Ka Siiyo.Aaamin Aamin.