Hoolka golaha wakiilada ayaa waxaa soo fadhiistey 27 xildhibaan oo kaliya taas oo ay sharci tahay in uu fadhigu ku furmo 42 xildhibaan
Gudoomiyaha lagu muransan yahay ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo fadhiga soo fadhiistey ayaa sheegay in golaha fasax la galiyey ilaa maalinta Arbacad