Kulan Casho sharafeed uu Siyaasi Cabdirashid Xasan Mataan ku maamuusay Mudane Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo kulmisay Salaadiinta, siyaasiyiinta aqoonyaganka beelaha Makaahiil ee Samaroon.(Sawiro)

Borama(GNN):-Kulankani Ayaa Waxaa Uu Ka Dhacay Hoolka Hotel Rays Waxaana Ay Ahayd Madal Kulmisay Aqoon Yahanka Salaadiinta Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Makaahiil.Kulankani Oo Ahaa Marti Qaad Uu Fidiyey Siyaasi Aqoon Yahan C/Rashiid Xasan Mataan Islamarkaana Lagu Maamusay Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada S/land Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle,

Dhamaanba Dadkii Ka Hadlay Madashani Intii Ay Socotay Ayaa Waxaa Ay Hadalo Mahadnaq Iyo Dhiiri Galin ah U Kala Jeediyeen Aqoon Yahan C/rashiid Xasan Mataan OO Marti Qaadka Fidiyey Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada S/land Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle.

Munaasibadani Casho Sharaftaa Ayaa Ku Dhamaatay Jawi Farxadeed Iyo Danaansho.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Hor Dhaca ah Ee Kulankani Casho Sharaftaa…