DAAWO:Masuuliyiin Ka Kala Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo Xisbiga WADDANI Oo Si Wada Jira Dalka Ugu Soo Dhaweeyey Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka midowga Yurub

Hoos Ka Daawo Masuuliyiin ka kala tirsan xukuumadda xilka hadda kasii dagaysa iyo xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa magaalada Hargeysa si wada jir ah ugu soo dhaweeyey maanta xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Midowga Yurub.