Daawo Maayerka Magaalada Gabiley Oo Cadeeyay In Oradyahan Mo Farah Waxba Ku Darsan Garoonka Mo Farah Ee Loogu Magac darey Orodyahanka Ee Ku Yaala Magaalada Gabiley

Gabiley(GNN)Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabdi Ayaa Si Cadaana Shaaca Uga Qaadey In Oradyahanka Reer Somaliland Ee Mo Farah Aanu Wax Dhaqaale Ah Haba Yaraatee Ku Lahayn Garoonka Loogu Magac Darey Ee Mo Farah Ee Ku Yaala Magaalada Gabiley,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE