Daawo Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Gabiley Oo Lasoo Gaadhsiiyay Deeq Lacageed Oo Ay Soo Direen Haweenka Ku Nool Dalka Norwey Gaar haan Oslo

Gabiley(GNN)laba Haweena Oo Ku Sugan Caasiamda Dalka Norwey Ee Oslo Ayaa Deeq Lacageed Oo Dhan 980 Dolerka Maraykanka Ah Soo Gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Ah Ee Magaalada Gabiley Waxeyna Uso Wakiisheen Deeqdan Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Gabiley,Waxana Deeqdan Lagu WareejiyaySafiya Aw Aadan Meecaad Oo Ah Masuulka Xarunta Agoonta,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE