Daawo Magaalada Gabiley Oo Maanta Laga Fuliyay Hawlgal Ololaha Nadaafada Ah Iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose Oo Siwayn Uga Qaybqaatay Baneeyayna Jidad Xidhnaa

Gabiley(GNN)Iyadoo Nadaafadu Tahay Furaha Nolasha Iyo  Diintena Sislaamka  Badhkeed Waxa Magaalada Gabiley Maanta Laga Sameeyay Olole Nadaafadeed Oo Kor Loogu Qaadayo Badqabka Deegaanka Si Deegaanku Nadiif U Ahaado Oo Loo Helo Deegaan Bilicleh Oo Ka Fayaw Cudurada Qashinku Keeno.

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Hawlgalkan Aan Lookala Hadhin Ayaa Waxa  Hogaaminayay Maayerka Magaalada Gabiley Oo Siwayn Uga Dhex Muuqdey,Xoghayaha Dawlada Hosoe Iyo  Shaqaalaha Waynaha Dawlada Hoose Degamda Gabiley, Ururada Bulshada Caruur Iyo Ciroole Qaar Ka Mida Ardeyda Waxbarashada  Dilaal Iyo Malaal Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Gabiley, Hawlgalkan Oo Ahaa Mid Iskaa Wax Uqabso Ah Ayaa Siwayn Uga Dhex Muuqdey Masuuliyiinta Dawlada Oo Gacmahado Ku Gurayay Qashinka Si Loo helo Deegaanka Badqaba,Iyado Inta Xashiishuku Kuu Jiro Uu Cudurkuna Ku Jiro,W

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE