Daawo Xoghayaha Fulinta Iyo Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Kulamo Iyo Kormeero Ka Sameeyay Deegaanada Gabiley Iyo Kalabeydh

Gabiley(GNN)Xoghayaha Dawlada Hoose Degmada Gabiley Iyo Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Ayaa Magaalada Gabiley Kulamo Kula Yeeshay Guoomiyaasha Iyo Gudida Afarta Xaafadood Ee Magaalada Gabiley Ka Koobantahay,Kulanka Ayaa Daarna Dardargalinta Adeegyada Bulshada Iyo Nabadgalyada,Sido Kale Kulanka Kadib Waxey Booqdeen Deegaanka Kalabeydh Ee Ka Tirsan Degmada Gabiley Waxayna Kulama Kula Qaateen Masuuliyiinta Deegaanka Kalabeydh,

HALKAN HOOSEย  KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.net)

GABILEY OFFICE

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992