Suldaanka Gobolada Gabiley Iyo Awdal Oo Hambalyeeyay Qorshaha Dib U Habyanta Magaalada Tog-Wajaale

Suldaan Ibaraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland Islamarkaana ah Suldaanka Gobolada Gabiley iyo Awdal ayaa Hambalyeeyay Nidaamkii qorshaha Dib u habaynta Magaalada Tog Wajaale, Waxaana uu shacabka Magaalada Wajaale uu ugu baaqay in is garab taagaan hawlaha ay Xukuumadu ay wado.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka