War Deg Dega Mudaharaadkii Ugu Waynaa Abid Oo Magaalada Gabiley Ka Dhacey Waxana Lagagasoo Horjeeda Maamulka Somalia

Gabiley(GNN)Magaalada Gabiley Waxa Ka Dhacey Banaanbax Wayn Oo Loogaso Horjeedo Maamulka Somaia Iyo Faragalinta Uu Hayo Heshiiska Dp World La Gashey Somaliand,Qaybaha Kala Duwan Ee Bulsahda Ayaa Banaanbaxa Ku Muujinayay Qaabka Ay Uga Xunyihiin Faragalinta Somalia,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE