Gabiley(GNN)Dawlada Hoose Degmada Gabiley Iyado Si Xawliya Udhaqaajinasa In La Helo Aqoonyahano Kaafinaya Oo Daboolaya Baahiyaha Bulshada Deegaanka, Waxey Xulanasa In Jiilasha Maskaxda Waadixaleh Ay Ka Dabarto Fiida Jaamacadaha Si Loo Dhiso Mooraalka Dhalinteena,Hanaanka Waxbarashada Ayaa Ah Iftiinka Nolasha Waana Dhaxalka Kuu Sahlaya In Aad Maareyso Nolaashada Iyo Tan Qoyskaaga,Wana Nidaam Aaad Kaga Gudbi Karto Mugdiga Iyo Jahliga Aduunka Kunana Sahlaysa In Aad Ku Fuusho Salaanka Nolasha Ugu Qaalisan, Jaamacada Timacade Waxa Waxka Barta 43 Ardey OoAy Kafaalo Qaaday Dawlada Hooose Ee Degmada Gabiley,Waaan Hormar Taabagalay Oo Waalidiinta Ardayda Aan Awoodi Kareyn Fiida Jaamacada Ay Jaanis U Arkaan, Si Hadaba Loo Dhaqaajiyo In La DhiiriGaliyo Dhalinta Waa In Loo Helo Qaabab Lagu Farxadgalinayo Mooraalka Dhalinta, Oo Ku Saleysan Barnaamijyo Hormarineed Oo Taabanaya Ciyaaraha Waxbarasahda Iyo Shaqo Abuur Baaxadleh Oo Ay Kaga Badbaadi Karaan Mawjadaha Balwadaha Ah Ee Ku Soo Burqanaya Dhalinta Dalkeena,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Habeenkii Xalay Ahaa Dawlada Hoose Degamda Gabiley Waxey Hoolka Dawlada Hoose Xaflad Dhiirigalina Ugu Qabatay 43 Ardey Ee Ayka Ka Kafaalo Qaadey Fiida Jaamacada Kuwaasi Oo Dhaamaantood Tilmaamaya Culuyska Lala Qaybsadey,
Kulankan Waxa Kaso Xaadrey Maayerka Magaalada Gabiley Iyo Xildhibaano Iyo Masuuliiynta Dawlada Hoose Waxey Tilmaamen Ahiyada La Siinayo Dardargalinta Adeegyada Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah,Si Loo Helo Jiil Ka Shaqeeya Shaqooyinka Qaranka Iyo Kuwa Aan Dawliga Ahayn,Oo Ka Madhnaada Balwadaha Iyo Mukhaadaradka,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE