Daawo Gudoomiyaha Wajaale Oo Magaalada Gabiley Kaga Qaybgaley Xaflad Xilka Loogu Kala Wareejinayay Badhasaabka Cusub Iyo Badhasbkii Hore Ee Gobolka Gabiley Iyo Qudbada Uu Ka Jeediyay

Gabiley(GNN)Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Ayaa Maanta Magaalada Gabiley  Kaga  Qaybgaley Xaflad  Si Balaadhan Loo Soo Agaasimey Oo Ay Xilka Kulakala Wareegayeen Badhasaabka Cusub Ee Looso Magacabay Gobolka Gabiley  Iyo Badhaasbkii Hore Ee Gobolka Cagaarran ,Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamud Cabdi  Ayaa Si Qoto Dheer Uga Hadlay  Ahmiyada Xilwareejinta  Oo  Uu Ku Tilmamay Sunaha Dawladnimo,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

Waxana Madasha  Goob Joog Ka Ahaa  Wasiiro Ka Socdey Xukumada , Gudoomiyaha  Ayaa Sido Kale Tilmaamay In Xilka Lagu Yimaad Qoraalka Alle Oo Kaliya Sido Kalena Wuxu Soo Dhaweeyay Badhasaabka Cusub Wuxuna Sii Sabootiyay Badhaasbkii Hore Ee Gobolka.

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE