Daawo Maayerka Gabiley Oo La Amaaney Hadana La Dhaliiley Bulshada Magaalada Gabiley Ayaa Si Xora Ah Ucabirey Firkirkoda Ku Aadan Dawlada Hoose Ee Gabiley

Gabily(GNN)Waa Waajib Na Saaran Hadaanahay Saxaafada Madaxa Banaan Ee Ka Hawlgasha Gobolka Gabiley In Aan Bulshada Na Dheehata Usoo Bandhigno Xaaldaha Iyo Macluumaadka Jira Ee Ku Saabsan Xogaha Qarsoon Ee Looga Baahanyahay In Ay Ka Helaan Warar Xaqiiqa Sida Maamulka Ugu Sareeya Degmada Gabiley Shabakada Gabiley.net Waxey Ukuurgashey In La Helo Hanaan Bulshada Codkooda Lagu Gaadhsiinayo Meelo Fog,Madama Ay Xaq Dastuuriya Uleeyihiin In Qofkasta Uu Fikirkiisa Xorta Cabiro, Ridwaan Maxamed Axmed( Oo Ku Magac Dheer Cabdi Qoorcase)  Oo Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Oo Shabakada  Gabiley.net La Hadlay Ayaa Tilmaamay Fikirkiisa Xorta Ah Ee Uu Ka Qabo Maayerka Magaalada Gabiley Madama Uu Ka Mid Yahay Dadka La Xejeclada Ka Qaba Hormarka Magaalada Gabiley Wuxuna Saluug Ka Muujiyay Waxqabadk Maayerka Magaalada Gabiley Waa Sidu Uu  Hadalka Udhigee Wuxuna Yidhi,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

Geesta Kale Si Loo Xaqiijiyo Kala Duwanaashaha Bulshada Iyo Inuu Qofkasta Xor Uyahay Fikirkiisa Ku Aadan Dareenada Uqabo Wax Kasta Oo  Uu Ka Biyo Diido,Maxamed Axmed Daad Waxa Uu Ka Midyahay Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Wuxu Qaba Fikir Kale Oo Ka Duwan Kan Laso Sheegay Wuxu SHakabada Gabily.net Usheegay Maayerka Magaalada Gabiley Inuu  Uu Yahay Maayerkii Ugu Waxqabadka Badnaa Wuxuna Tilmaamay Waa Sida Uu Hadalka Udhigee Inu Magaaalda Gabiley Uu Maayerku Ka  Dhigey Haaf London  Oo Uu  Hormar Badan Ka Fuliyay Wuxuna Yidhi,

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE