Daawo Magaalada Wajaale Oo Siwayn Looga Xusey Digreetadii M/Wayne Muuse Biixi Ee Xuska Maalinta Dhirbeerista Waxana Wajaale Lagu Beeray Dhir Kala Duwan

Wajaale(GNN)Iyado Ay Mudan Tahay In Ahmiyada Koobaad La Siiyo Dhawrista  Iyo Ilaalinta Badqabka Deegaanka Si Loo Badbaadiyo Dabargo Dhirta Loona Joojiyo  Dhuxuleysiga Lagu Hayo Deegaanada Si Dhirtu Ay Ubadbaado, Maanta  Oo Ku Beegan 15 Abril Waa Maalinta Loo Asteeyo Dhirbeerista Somaliland Waana Digreeto Uu M/Wayne Muuse Biixi Soo Saaray,Oo Hirgashey Halku Dhigeeduna Ahaa Janada Geed Ka Beero,Waxa Magaalada Wajaale Laga Sameeyay Xuska Maalinta Dhirbeerista Ee 15 Abril,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE