Daawo Wasiiro Culus Oo Gabiley Kaga Qaybgaley Xaflada Xilwareejinta Badhasaabka Cusub Iyo Kii Hore Ee Gobolka Gabiley Iyo Hanaankay Udhacdey

Gabiley(GNN) Wasiirka Wasaarada  Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Xlka Ukala Wareejiyay Badhasabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Iyo Badhasabkii Hore Ee Gobolka Cagaaran,Xaflada Xilwareejinta Ayaa Waxa Kaso Qaybgaley Maamulka Gobolka Iyo Kan  Degmada Xildhibaano Gudoomiyaasha  Degmoyinka Gobolka Uqaasha Ururada Haweenka  Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Masuuliyiintii Madasha Ka Hadlay Ayaa Dhamantood Soo Dhaweeyay Badhaasbka Cusub Geesta Kalena Waxey Sii Sabootiyeen Badhaasbkii Hore,

Masuuliyiinta Madasha Ka Hadlay  Ayaa Waxey Yidhahden

Ugu Danbayntii Badhaasbka Cusub Ee Gobolka Iyo Badhaasbkii Hore Ayaa Iyana Warbaahinta La Hadley.

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE